Maxaa Cusub?

Xiliyada Imtixaanaadka

Imtixaanka Caruurta kuwa quraanka iyo kuwa higaada labadaba waxaa la qaadi doonaa inshaa allaah berrito Axada 30.04.2017

Imtixaanka Ku celiska

Ardaygii baasi waaya imtixaankaas wuxuu haystaa fursad kale oo uu kor ugu soo qaado dhibcihiisa imtixaanka ku celiska waa sabti 13.05.2017

Imtixaanka Dadka waaweyn

Imtixaanka dadka waaweyn waxaa la qaadayaa inshaa allaah 13.05.2015 saacada 11:00 waxaana ka qeyb galaya dhamaan ardayda markazka.

xaflada xirida markazka

Xaflada markazka waxay dhacaysaa inshaa allaah 20.05.2017 maalin sabti ah.

Markazka al-furqaan waxaa la aas-aasay sanadkii 2015 bishii 9aad, waxaana maal

Markazka al-furqaan Waxaa dhidibada loo taagay sanadkii 2016, fikirka lagu aas-aasayna waxaa iska lahaa maskaxda culimo mudo aad u dheer uga fikiraysay qaabkii ll samayn lahaa markaz goonidiisa u taagan oo ka madax banaan masaajida. 

Read 60473 times Last modified on Sunday, 14 May 2017 01:39
Rate this item
(2 votes)
Super User

xaasha lilaahi ee waan helay markazkaan araadinqy

Media

36051 comments

Leave a comment

Make sure you enter all the required information, indicated by an asterisk (*). HTML code is not allowed.

  • IMG_0590.png
  • IMG_0592.png
  • IMG_0594.png
  • IMG_0596.png
  • IMG_0597.png
  • IMG_0599.png
  • IMG_0601.png
  • IMG_0602.png
  • IMG_0603.png
  • IMG_0604.png
  • IMG_0605.png
  • IMG_0606.png
  • IMG_0607.png
  • IMG_0608.png
  • IMG_0609.png
  • IMG_0611.png
  • IMG_0613.png
  • IMG_0614.png
  • IMG_0616.png
  • IMG_0617.png
  • IMG_0619.png
  • IMG_0620.png
  • IMG_0621.png
  • IMG_0622.png
  • IMG_0623.png
  • IMG_0624.png
  • IMG_0625.png
  • IMG_0626.png
  • IMG_0628.png
  • IMG_0629.png
  • IMG_0632.png
  • IMG_0633.png
  • IMG_0634.png
  • IMG_0635.png
  • IMG_0636.png
  • IMG_0638.png
  • IMG_0640.png
  • IMG_0642.png
  • IMG_0643.png
  • IMG_0644.png
  • IMG_0645.png
  • IMG_0646.png
  • IMG_0647.png
  • IMG_0648.png
  • IMG_0649.png
  • IMG_0650.png
  • IMG_0651.png
  • IMG_0652.png
  • IMG_0653.png
  • IMG_0654.png
  • IMG_0656.png

our social media

Nala soo xiriir

Al-furqaan Islamin ja Arabian Opetuskeskus

Kivensilmänkuja 2

00920   Helsinki

P: (358) 445-570221