Waxbarashada

Qaabka wax loo akhristo

Asbaabaha dad badan fashalka imtixaanaadka u keeno waxaa ka mid ah in ay isku dayaan in ay akhriyaan wax ka badan awoodooda oo aysan horay u soo akhrisanin

Read More

Ma ogtahay?

Kor u qaadida garaadka ilmaha

Ma og tahay in qaabka ugu sahlan ee ilmaha garaadkooda kor loogu qaadi karo uu yahay arimahaan soo socda.

Read More

Caqliga

Qaabka loo koriyo Caqlkiga

waxaa hadda maalmahaan soo badanaya in dadku ay wada ictimaadeen aaladaha casriga ah iyagoo iska iloobay caqligii ilaahay siiyay inay kobciyaant.

Read More
  • IMG_0590.png
  • IMG_0592.png
  • IMG_0594.png
  • IMG_0596.png
  • IMG_0597.png
  • IMG_0599.png
  • IMG_0601.png
  • IMG_0602.png
  • IMG_0603.png
  • IMG_0604.png
  • IMG_0605.png
  • IMG_0606.png
  • IMG_0607.png
  • IMG_0608.png
  • IMG_0609.png
  • IMG_0611.png
  • IMG_0613.png
  • IMG_0614.png
  • IMG_0616.png
  • IMG_0617.png
  • IMG_0619.png
  • IMG_0620.png
  • IMG_0621.png
  • IMG_0622.png
  • IMG_0623.png
  • IMG_0624.png
  • IMG_0625.png
  • IMG_0626.png
  • IMG_0628.png
  • IMG_0629.png
  • IMG_0632.png
  • IMG_0633.png
  • IMG_0634.png
  • IMG_0635.png
  • IMG_0636.png
  • IMG_0638.png
  • IMG_0640.png
  • IMG_0642.png
  • IMG_0643.png
  • IMG_0644.png
  • IMG_0645.png
  • IMG_0646.png
  • IMG_0647.png
  • IMG_0648.png
  • IMG_0649.png
  • IMG_0650.png
  • IMG_0651.png
  • IMG_0652.png
  • IMG_0653.png
  • IMG_0654.png
  • IMG_0656.png

Wakhtigu Waa Qaali

 Ma ogtahay in wakhtiga aad aduunkaan joogto aad u yar yahay hadii aadan wakhtigaas yar uga faa'iidaysan weydo sida saxda ah inaad hadhow wax badan ka shalaayi doonto. Waxaad u baahan tahay qof wakhtigaaga kula habeeya sidii aad si sax ah uga faa'iidaysato

La soo xiriir Mustafe Hassan.
Read More

Kalmada Mudiirka Madarasada

Waxaa idanka ilaahay inoo gaba-gaboobi doona waxbarashadii aan soo wadnay sanad dugsiyeedka 2016-2017 anagoo ilaahay weydiisanayna inuu noogu dhameeyo sida ugu fiican.
waxaan kula dardaarmayaa waalidiinta
iyo caryyrtaba in waxbarashadii ......

Read More

Media

Hubka maanta aduunka ugu khatarsan ee umadaha lagu burburiyo ayaa noqday waxa loo yaqaano media-ha adiga oo aan lagugu soo duulin sawaariikhna lagugu garaacin ayaad arkaysaa khatartii oo gurigaaga dhex taalo, umado badana sidaa ayaa lagu burburiyay gaar ahaan weerarka ku wajahan umadda muslimiinta.
Read More

Alle Ka cabso

 Wax kasta waxaa asal u ah cabsida ilaahay iyada ayaana ilaahay u dardaarmay umadihii hore iyo kuwii dambe. Markazka al-furqaan waxaa aas-aas uga dhignay hadafna noo ah in qof kasta aan dajino meesha uu ku haboon yahay , maanta dad badan ayaa waxaa baabi'yay dad aan munaasab u ahayn meelaha ay maamulayaan
xaga cilmi ahaan iyo aqoon ahaanba 

Read More

Maamulaka Markazka 

 Waxaad ogaataa in safarka 1000 KM uu ka bilowda talaabo, Markazka al-furqaan wuxuu indhaha u furay caruur badan oo waalidkood quus ka taagnaayeen in aysan wax barin karin mudo gaabana ku soo saaray jiil aad da'doodu u yar yar tahay oo maanta

Read More

our social media

Nala soo xiriir

Al-furqaan Islamin ja Arabian Opetuskeskus

Kivensilmänkuja 2

00920   Helsinki

P: (358) 445-570221